This site uses cookies. By continuing, your consent is assumed. Learn more

132.4fm shares

Somali romantic

opinion

Saaka oo lagu dhawaaqay aflaanta qaybta ka Somali romantic doonta tartanka faaynalka ee biladda Guldbaggen ayuu ku guuleeystay inuu qayb ka noqdo filin soo saare Axmed Maxamed Cabdullaahi oo "Somali romantic" soomaali yahay. Tirada dambiyada xogaha kaararka bankiyada ee la xado ayaa sii kordhay Somali romantic hore iyada oo oo dacwadood soo gaartay booliska.

Hablaha loo geysto dhibka gudniinka ayaa tiro ka badan sidii hore u raadsadaan kaalmo si looga caawiyo dhibaatooyinka kala soo gudboonaada gudniinka. Laga bilaabo koowda jannaayo waxaa hirgeley shuruuc cusub iyo qaar is bedel lagu sameeyey oo isku darkoodu uu toddobaatameeyo kor u dhaafeyaan.

Siyaasiyiin ka tirsan xisbiyo kala duwan ayaa soo hadal qaaday in isbedel lagu sammeeyo hanaanka lagu bixiyo lacagta kaalmada caruurta ee la yiraahdo barnbidrag. Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dawladda Federaalka Soomaaliya ay warqaddii danjire-nimo kala laabtay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u fadhiya Soomalaiya. Waa barnaamij gaar ah oo aan ugu talagalnay inaan ku xusno dhacdooyinkii ugu waaweynaa, kuwaasina oo lagu xasuusan doono sannadka gabagabada ah ee Dacwadaha bileyska loo gudbiyo ee ka dhanka ah dadka soo sameysta shahaadooyinka waxbarasho ee been abuurka ah ayaa sanadahan dambe sii kordhay iyada oo laanta wararka Ekot ay ka heshay barta loogu yeero Dark web dhowr bog oo iibiya shahaadooyin waxbarasho oo been abuur ah.

News feed